Kumanaan Qaxooti ka cararaya dirirta ka socota Itoobya oo ku qulqulaya..

Dad ka badan 14,500 oo qof oo Ethiopian ah oo ka cararay dirirta ka socota gobolka Tigray ayaa u qaxay dalka Sudan, waxayna hay’ada qaxootiga u qaabilsan QM sheegtay in dad badan oo kale ay ku sii socdaan dalkaasi. Wakiilka Sare ee QM ee xuquuqul insaanka, Michelle Bachelet, ayaa muujisay qeylo dhaan ku aadan xaaladda … Continue reading Kumanaan Qaxooti ka cararaya dirirta ka socota Itoobya oo ku qulqulaya..